Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday Wadaad Xagjir ah, Sheekh Cilmi Yar …

Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday Wadaad Xagjir ah, Sheekh Cilmi Yar Caadifadna Adeegsada, iyo Dallinyar Caqligii laga Addoonsaday. Diinta Islaamku waa diin ku salaysan caqli, cilmi, naxariis, ixtiraam iyo isqadrin. Ku-dhaqankeedana waxa shardi aasaasi ah u ah caqli fayow. Caqliguna wuxu ka mid yahay waxyaabaha uu Allah ku sharfay ee uu ku karaameeyey bani’aadamka, … Continue reading Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday Wadaad Xagjir ah, Sheekh Cilmi Yar …